Abdelkadir Bensalah oo loo magacaabay Madaxweyne ku meel gaar ah

Abdelkadir Bensalah oo ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Algeria ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee dalkaasi. Waxaa uu baddalaya Madaxweynihii dhawaan xilka iska casilay Cabdicaziiz Bouteflika oo xilka soo hayay muddo 20 sanno ah. Bensalah ayaa noqonaya Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Algeria tan iyo laga qaban-qaabinayo doorasho dalkaasi ka dhacdo, Waxaana lagu tiriyaa inuu ku … Continue reading Abdelkadir Bensalah oo loo magacaabay Madaxweyne ku meel gaar ah